Waa bilaawgi qoditaanki ceel bursha shekh ee 2010.
Waxaa is xilqaantay dhalin yaro deegaanka u dhalatay daruufaha kajiro deegaankane ku soo koray waxaa ey isla garteen deegaanku inow ceel biyood u baahan yahay fadhiyo badan iyo doodo waxaa leesla gartay in ceelkaas qodistiisa labilaabo.
Qoditaanki ceelka bursho waa bilaabaye
Ceelki markii ow bilaawde waxaa loo baahde waxyaabihi laga maar maanka ahaa sida shamiido raashin qarashka maalin laha ah ee shaqaaluhu qaadaan.
