Sodhaweynta Ceel Riiga oo soo gaaray tuulada bursha sheekh xili biyo la,aan baahsan ka jiroto

 Soo dhawynta ceel bursho


Waa bulshada deegaanka bursha sheekh oo u taagan soo dhaweynta riig u imaday inow ceel ka duraa tuulada bursha shekh oo qarniyaal aana biyo ceel helin balse hada rejo ka qabto iney ceel biyood heshaa.

Tuladaan bursha sheekh waxaa ey biyo la,aan tahay inta cimrigeedu jiray ka horne waxaa biyo laga cabi jire eegta ama waraha hadii ey ka dhamaadaane waxaa loo dooni jire ceelasha midki kuugu dhow halka aad joogto markaas iyadoo ceelka kuugu dhow ow kuu jiro 20 klmtr waa hadii ow shaqeynaayo markaas.

Soo dhawynta ceel bursho

Bulshadu aad ayey u soo dhaweeyeen ceelka isagoo maalmaha nagu soo aadane soo geba gebeyn doono insha allaah iyadoo biyo macaane in laga helaane laga rejo qabo hadii Rabi idmaa.

Soo dhawynta ceel bursho

#buttons=(Accept it!) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Check Now
Ok, Go it!