Waraabu waxaa ow ugarsada xoolaha dayacan ama qofu la joogin ama dibaday oo qofki iska lahaa ka lumeen waraabuhu marka ow wax ugaarsanaayo xeelad ma adeegsado oo gaatiin magaranaayo sida libaaxa haram cadka ama shabeelka.
Waraabuhu marka ow noloshiisa maareynaayo sanka ayow wax ku raadiyaa wixi aw helaa ama hanoolaado ama ha baqtiyee inow ka baahi beelo ayow isku dayaa.
Marka aw la kulmo ugaarta baahina u qabo inow disho waxaa ow ka abaaraa meelaha ugu daran ee ay adagtahay in aw ka badbaadaa sida xabeesta ama candhada micindhirada iyadoo ey adagtahay inow ka cararo kadibne caafimaad helaa.
Waraabuhu ama dhurwaagu mara aw dilaayo ugaarta kama qabto madaxa ama qoorta ama lugaha ee waxa ow ka abaaraa inow caloosha ka dooxo sidaasne ugaadhi dhaqaaqi weydaa.
Libaaxa iyo shabeelka iyo haramcadku waxa ey ka qabtaan cunaha sidaasne nafta kaga saaraan iyagoo neefta ku celiyaa.