Bulshada deegaanka bursha sheekh oo u taagan soo dhaweynta ceel biyood.

Bulshada

Waxaa ey eheed xili shaqo ceel qodisa ka balaabaneysay tuulada bursha sheekh oo biyo la,aan baahday ka jirtay     



Bursha sheekh waxaa ey nasiib u yeelatay iney hor mar ku  tilaabsato iyadoo dhalinyaro deegaanku u istaageen.

Dhalinyaro deegaanka ayaa isku daye marki ugu horeyse 2010 iyagoo ceel gacan qodaala kabilaabay bursha ugu dambeesna bulshadu biyo ka cabtay balse cilado farsamo darteed biyo laga sii cabi waaye.

Hada waxaa ey markale nasiib u yeelatay ceel Riig duraal ah kaasoo bulshadu aad ugu riyaaqeen imaatinka riiga.




















#buttons=(Accept it!) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Check Now
Ok, Go it!