buldshada bursha sheekh
Dadweynaha tuulada bursha sheekh oo u taagan soo dhaweynta ceel deegaanka laga qotaayo iyadoo deegaanka biyo la,aan baahday ka jirtay sanado badan.
Bursha sheekh waxaa ey ku taalaa meel biyo ka dheer ah hormarina ma hesho marka laga reebo dhalinyaro deegaanka oo i staagay mar iney ceel gacan ka hir geliyaan.
Ceel gacanka dhaliyaradu iska kaashatay iney qodaan dadaal badan ka dib waa hirgeliyeen in biyo laga cabaa balse farsamo xumo iyo injeneerki qodaaye oo sidi larabay u hagaajin.
Ceel gacanka tuulada bursha biyo waa leeyahay balse in laga cabi waayo biyaha waxaa sabab u noqotay in ow bacaad ama caad ka dhacay salkiisu ama dhexdane aad uga yaryahay iyadoo biyuhu joog ahaan gaarayaan 9 mitr.