Riiga Ceesha Qodaa oo soo gaaray tuulada bursha sheekh xili biyo la,aan baahsan ka jirto

 

 Riiga ceesha qodo

Riiga ceesha qodo oo soo is taagay tuulada bursha sheekh xili biyo la,aan baahsane ka jirtay tuulada bursha sheekh.

Bursha sheekh sanado badan ayey biyo ka dheer eheed balse iminka rajo ayey u qabtaa iney biyo soo dhawaaday heshaa.

Bursha shekh biyuhu aad ayey uga fogyihiin iyago ugu yaraan u jiraa 24kmt iyo wax ka sii fog balse hado rejo wanaagsan ka qabto biyo soo dhawaaday.

Bursha sheekh iyo aga gaarkeed waxaa laga cabi jiray eeg laqoday ama waro biyaha loogu tala galay ine ku soo hoomaan kadibne lagu xafido si ey bulshadu marka xagaaga ama jiilaalka loogu noolaado.
Riiga ceesha qoda

Riiga ceesha qoda

Riiga ceesha qoda


#buttons=(Accept it!) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Check Now
Ok, Go it!