Waxaa loo kulansanyahay maanta bilaabida ceel riig laga hir gelinaayo tuulada bursha sheekh oo in badan biyo la,aan eheed.
bursha sheekh horay waxaa ka hirgalay ceel gacanta lagu qoday kaas oo dhirir ahaan gaaraye 230 mitir.
Waxaa hirgelintiisa iska kaashaday dhalinyaro deegaanka oo iyagu is xilqaamay si deegaanka biyo looga helaa.
Balse farsamo xumo biyo looga cabi waaye.