Waxaa ey eheed xili qaban qaabo loogu jiray iyo u diyaar garoow ceel in laga duraa tuulada bursha shekh oo gudoomiye muuse kali ow imaaday isagoo bulshada la kulmay.
Bulshada ayaa gudoomiyaha ku soo dhaweysay deegaanka isagoo uga mahad celiye soo dhaweynta gudoomiyaha bulshadu soo dhaweyse.
Dadka deegaanka ayaa in mudaa biyo ka dheer ku noolaa balse hada rajo ka qabo iney helaan biyo ka dhow kuwi masaafada loo doona jiray.
Bursha shekh biyo ugama sokeeyaan ceel xarar oo 12 klmt kaga beegan dhinaca west balse ceel xarar naftiisa ayaa hormarin iyo dayactir u baahan. oo waa ceel gacan qodaal ah