waxaa ey eheed xili lagu guda jiray doco iyo hambalyo isu gu jirtto waxaana loo hambalyeynaye wil dhalin yaro ah gaari soo iibsaday meeshune waa deegaanka bursha sheekh.
Dhilinyartu waa kala dadaal badantahay hadey noqoto hal abuur ama wax soo saar.
Waa inan yar oo qof walbo iney ku dayato ey mudantahay qof walbo hadow dadaal sameeyo hadafkiisane waa gaaraa.
Aduunka tartan ayaa heer lagu gaaraa iyo hebel waxaan ayow soo kordhiye ee adigune maxaad soo kordhin karee?
Hadii ow intaas ku fikiraa dariiq ow ku gaari karo ayaa u soo baxaayo wax walbo oo nin sameeye dhib yaro kuma sameen ee dulqaad ayow ku sameeye. Hambalyo ayaan kuleyahay.