Waxa idiin muuqdo waa birta loo yaqaano keesin oo duristu maka ey dhamaato lageliyo gudaha ceelka kadibne motarka ama falaanjada ayaa biyaha ka soo qaado
Shaqadu waa gena gebo iyadoo larajeyhaayo in biyo mac laga helo bursha.

Bursha shekh in badan ayey biyo la,aan eheed hadase rajo fiican ayey qabtaa iney biyo la,aanta ka baxdo bursha ceel uma dhawo bursho malahan ganacsato caana oo ceelsha duri karto ee waa dad nolosha ladaalaa dhacaayo,