Shaqada oo si xowliya u socoto ceel qodista deegaanka tuulada bursha.

 Riiga


Waa shaqadi oo si wanaagsan u socoto shaqaaluhune si wanaagsan ey u wadaan shaqada iyagoo doonaayo iney si wanaagsan ugu soo dhamaato hadii alle idmo.

Bursha shekh daruufo biyood ayaa ugu badnaa dhibaatada heysay balse hada ceel riiga ayaa u imaaday inow ceel ka duraa sidaasne biyo looga helaa hadii alle idmo .

Bursha shekh dhibaatada heysato kuma sino biyola,o kaliya ee maheysato daryeel banii aadinimo hadey ahaato Caafimaad waxbarasho wacyigelin fayadhowrka dhirta iyo daaqa.

Dadku hadey heli lahaayeen waxbarshao maskaxda bulshada waxbadan ayaa iska bedeli lahaa hadey helaan wacyi gelin wax badan ayaa hormar loo gaari lahaa.
Riiga ceesha

#buttons=(Accept it!) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Check Now
Ok, Go it!