Bursha hormarin inta ey soo martay
Hadii aan ku bilaawno biyaha 2009 ayaa dhalin yaro is xil qaantay ayaa isku dayeen iney ceel biyood ka qodaan injineer ayaa la keenay waana la bilaabay caqabado badan iyo ceelka oo dheeraaday ugu dambees biyo ayaa laga cabay waana lagu guuleestay isagoo biyo looga cabay 230 mitir.
Waxaana lasoo gaba gebeeye 2014 intaa ka dib farsamo xumo iyo aqoonta oo dadka deegaanka ku yareed biyo toosa waa laga cabi waaye.
Dadaalo badan ka dib waxaa teegaanka timid qadar charity 05/October 2018 ayaa riig soo istaagay inow ceel ka duraa 21/October 2018 waa soo geba gebeeyeen waana ka tageen.
Marki ey dhameeyeen ka dib oo ey ka shiraacdeen.
Colaado ayaa deegaanka ka dhacay ceeshi deegaanka ku taalay ayaa halaawde bulshadine isaga ayey ku soo wada jabeen maamulayaasha ceelka meysan dhihin tabar uma heeno ee dadaalkooda ayeey kordhiyeen waxaa ey eheed xili xasaasi ah oo orexeed deyr ah.
4 sano oo si habsami ku jirto biyo looga cabaaye.
2021 ayaa cilado lasoo derseen ciladahaasune ma eheen kuwo si sahala lagu xalin karo waxaana laraadiye hey,ado wax ka qabto ciladahaas marki loo bandhigay waa ey soo dhaweeyeen balse waxaa ey codsadeen shuruudo wixi laga soo bixi karo waa laga soo baxay waana aqbaleen codsigi.
2023 July ayey soo jawaabeen waxaana ey sheegeen in lasoo ogolaaday sidaas iyo hambalyo kadine waxaa ey deegaanka soo gaareen 31/08/2023 iyagoo calaamadeeye halka ladoonaayo in biyo lagasoo saaro sidaas darteed waiting ayaa lagu jiraa xiliga ay imaandoonaan.
Maanta oo taarikhdu tahay 18/02/2023 waxaa soo gaaray tuulada bursha sheekh wefdi ka socdo dowlad gobeleedka hirshabeelle kuwaas oo bulshada bursha sheekh ku soo dhaweyeen kulan ayey la qaateen bulshada waxaana loo sheegay deegaanka in biyo la,aan yahay iyagune waxaa ey sheegeen in si dhaqsi ah biyo lagu soo gaarsiin doono tuulada bursha sheekh.
Hadabo sidee ceeshu u gaartaa halka laga qodo?
Waa inow jiraa ruux maalgelin sameeya sidi ow ceelkaas u heli lahaa
Waa in laga diiwaan geliyaa kuna soo baxaa halka laga qodaayo
Waa inaa heshaa ogolaasho in loo ogolyahay in ceel laga qodaa halka laga diiwaan geliyo
Waa in he,adda ogolaanshiyada bixineyso eysan horay uga qodin ceel halaka laga doonaayo in laga qudaa.