Higelinta iskool iyo MCH caafimaad oo dhalinyarada deegaanku isu xilqaameen iney ka hirgeliyaan tuulada bursha sheekh.
Mashruucaasi inow dhismo ama ow hirgalo waa lagu guuleeste balse daruufo jiray darteed waxne laguma baran waxaane sabab u noqday deegaanka oo colaado iyo dhinacyo is diiday ey ka jireen.
Waa dhalinyaro is xilqaantay oo dhismaha school ka bursha sheekh gacantooda wax uga dhisaayo.
Dad tashtay cir taako labadiis waa tolaa ayey somalidu tiraa dadku hadey u istaagaan iney wax qabsadaane wax waa qabsan karaan.