odayaasha deegaanka
Busha sheekh waxbadan ayaa biyo la.aan loogu noolaa balse hada rejo u qabto iney biyo hesho nasiib wacan.
Dadka ku nool busha iyo aga gaarkeeda waa bulsho aad u balaaran una baahan iney biyo badan helaan iyadoo owsan ku filneen hal ceel iyo laba ceel.
Dadweynaha tuulada bursha sheekh iyo nawaaxigeeda ku nol waxaa in badan ahaayeen biyo suge ama ceel suge balse manta ayow soo istaagay riig inow ceel duraa u yimid iyadoo bulshadu aad u soo dhaweysay imaashiyaha riiga ceesha qodo.
Tuulada bursha sheekh uma dhawo biyo 4 jaho marka loo fiyo iyadoo ey ujiraan qiyaas ahaan 24kmtr oo xaaja cali ah.
Hada waxaa rejo laga qabaa in bursho ceel riiga ka baqaa iyadoo horay mid gacanta lagu qoday ku yaalay biyone leeyahay balse farsama xumo dardeed biyo looga cabi waaye.